VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xamdi - Lyrics

is xaqdhowrka labadeena xuural ceynta quruxdeena xabiibti ku dhalatay sidii hayn iyo faafin rabibaa isu keen xulay waa xiisaa dhamantiyee xaga laga talaabay xuquuq waalid ducdiyo xajabo ay gooyeenbaa xurmo lagu mutaystaa rabigeeena xaakimee xile iiga kaa dhige baa kunjeer ku xamdiyaa xikmadiyo aqoonteena xaragadiyo arooskeena xornimo isu dhaqankeena xaalaal weeye barako leh oo la xaalmalaa xagan nolosha raaskeen waa xayaato qiimo leh aqal wado xadaayadaa dadab xidhan lah ayaad geli gogoshuna xariir tahay rabigeena xaakimane xilo iiga kaa dhigee kun jeer xamdinaayaa
Queue is empty
-- / --