1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
sida geenya xamaroo xalin iyo taleexoo
xal xalada nugaaliyo xaynkii ku taagsaday
oo miranaysa xaysimo xareed lagu bar baarsho
la xanaanin jiraybaa quruxdiyo xayadaba
xaashee ka dhigantahay
xidig xuural cayniyo xilkas weeyi uguboo
xaruntii dalxiiskiyo xudunbay ku dhalatee
soo xasuustay sharaftii sidaad ii xushmaysee
raxma xaa walayda xulashadoodiibaad tehee
xisaha kalgacalkaa ku xoogsaday kalgacalkoo
xalaybaan saqdii dhexe xajin waayay gogoshoo
xarumaha wadnaha iyo xididada jidhkaygiyo
adaa dhiiga xulayoo xiskaa iyo dareenkii
qalbigaad xasilisaa xadantaysay laabtee
marwadaan xigsanayaay xanaanee naftaydoo
xaasid yuu nakala dilin