VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Yabaal - Lyrics

yuuguudiyo kadaranee yamaayuug cishqigu aniga aqaaan igu yuruuraa ha layeelan nacabkeenaa haweentaa ku yiishaa yabaalbaa laba is jecel kala yaaciyeee yidideelo labadii uhugtooda oo wacan jaceylka ugu yeelee yaqiinta wada jiraa yaceyga u akeystee hadafkoodu guur yahay rugtaa ay yagleelaan yalaheeda lama furo yabaalbaa yabaalbaa laba is jecel kala yaaciyee
Queue is empty
-- / --