VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Yameys gaalkacyood - Lyrics

cirka oo godladayoo gugiina hooroo galac yidhi hilaacii yamas kalgacalkii eey xreedu geysaa wabiydu qarsoomoo ugub biyaha iyo galow caroowgii markuu halkaa gaadho guri wacan yagleeloo waxad tahay gadeedee waxaa gubay jidhkeygii gantaalihii jaceylkee marwaa dumar marwa ma gartee ma warmaa ruuxaa igeysmaa gorgorkiii ku yiiliyo gacalkiyo caleenkii garabkaaga doogee gamarkii baxaayoo xidiguhu qarsoomoo gudu is gaadheen guda iyo haadiii goonyihii ka joogaan waxaad tahay gadeedee waxay gubay jidhkeygii ganataalihii jaceylka gumarwaa gumarwa ma grteee ha geesmarinee
Queue is empty
-- / --