wileygiyo wakhtiga
anigoo warlaay
kaa waabin jiray
markay kugu timadee
anigoo war qabin
iga weecatooo
waa waydaratoo
wada kale martee
wigla tumatayaa
ka waan towdayaa
ka warkayn tayaa
waa yeelkadaaa
inkastoo wax badan
cashaqu wadnaa
isku waabayoo
wadno hoos ugalye
wahabaa iga kacay
waabay iibaryoo
naftaydii walaac
way ka reysateee
wiglo tumatayaa
ka waan towdayaa
ka war keentayaa
aday kuu taalaa

Exit mobile version