VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bilowgii kalgacal - Lyrics

bilawgiii kalgacalkiyo baaxaadagi hore waa taynu beernoo beryo wada cawaynoo nafta badanka laabtiyo boga iyo wadnaha dagay miyaad igaga baxaysaa boogtaadiyo xanuunkiyo baahidaan aan kuu qabo marna miyaanad bilaneey ii beernaxaynooo bogsinadayda doonayn nabsibaa ka baqayaa markaan anigu baansamo inaad kali la boydoo caashaqu ku beegsado balnkii u galay beri waxa baylah dhigayee baabiiyay wacadkii halis kama badbaade qofka boholo dhaadheer booraamo kala dhacay miyaad igu bilkaydaa baga iyo ku digashiyo waxaan igu banaanayn bahdiliyo lugooyiyo inaad boqori heentaa biyo dhigo warkaagee nabsibaa ka baqayaa markaan anigu baansamo inaad kali la boydoo caashaqu ku beegsado
Queue is empty
-- / --