VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dareen - Lyrics

dartee u baakan ahoo inay dawadayda tahay dadyahow uga daadagshaa dadaalkii adoon ogsoon dartaa marka an u maray welina iga durugsantahay dhibaan kaligay u raray hamiga niyadayda galay ayaa ii daandamiyo dookhiyo lahashada kalgacal ayaan la tartamayaa dookhaygu wuxuu dalbaday miyaan ula yahay xurmada naftani ka maqnaynisee hadaan digashda qarin dadaalkii adoon ogsoon dartaa marka an u maray welina iga durugsantahay dhibaan kaligay u raray
Queue is empty
-- / --