VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dumaashi - Lyrics

daacadban ku moodo maqlay doodahaagi naa hoy dumaashay warka derka ka cadee duqowdii horeete anaa duuga baa tidhi naa hoy dumaashay midha noocday kala saar balnimo u dhalashiyo doqonimo waa shile xaawaleyda dumarkana dumashan ka nacaye daacadba ku moodo dab maqalka kaa shitay naa hoy dumaashay shibirihii aad daadisay dambas hooli lagu daday ha duudubin hadalka naa hoy dumashay warka diirka ka cadee balnimo u dhalashiyo doqonimo waa shile xaawaleyda dumarkana dumashan ka nacaye
Queue is empty
-- / --