VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gobaad - Lyrics

inkastoon gobaadeey gobonimo milgiyo sharaf samo kugu gardaadshoon gacmahayga kugu siday waxaad laabta galisiyo goohaaga hibashada ana kugu gargaaroo guulayso ku lahaa hadaad goysay wacadki jacaylkii gu'yaal jiray abaad godob xanbaartay waanad guran abaalkii gooray ahaataba inkastooon gobaadeey gabal dhaciyo waabari guubaabinaayoo garbaha aan taagnaa gacaltooyo awgeed guulaad ku faantiyo galbis iyo aroos gobaad kula jeclaa
Queue is empty
-- / --