VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Masaafada aat jirtooh - Lyrics

Masaafada aad jirtiyoh Maqnan taadii fogida Sarirtiyo guriga maran Inteey murugiyo xanun xanun Xanun i badeen ma yara....2X Qalbigaa moraalka ka tagay Xusuusi miyey dhaydaa Ma weelo kuley ku tahay Maxeey lahaan shadu tartaa...2X Macaan haddii aanad imaneyn Jaceylkiyo muha shadeyda....2X Inaan maaro iyo xal toona Mid naba lo hayn ogsoonow.....1X (((BOGGA LABAAD))) Jaceylku naf uu mulkiyay Mareed caanshaqu ku xiray Rajadaa maqan nee laheen Maalmaha isa soo rog rogaa Rog rogaa tilmaan tii ma laha Badan.....2X Niyada hamigaa ku maran Baxnaano miyuu helaa Hawaawiga ani igalay Hiroogu miyuu ba'ashaa.....2X Macaan haddii aanad imaneyn Jaceylkiyo muha shadeyda....2X Inaan maaro iyo xal toona Mid naba lo hayn ogsoonow...1X ))) lyric by : Dayran omar
Queue is empty
-- / --