VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Taa waxaa daliil uah - Lyrics

Naftu doqon sanaa Damac waalanaa Waxay doonto beri Kuudiri ogaaa dantu Ka adagaaa durba Celin ogaayeeey x2 Labadoo is dardaray Dadka dhibi ogaa Labadoo is dardaray Dadka dhibi ogaaaa X2 Risiq eebbe kuu diiday Kaa durugsanaa nimuu Duunyo siinaayo deeq Dii udhowaaa x2 Taa waxaa daliil u ah Haadka samada duuliyo diinkuba usiman calaf X2 Nina cayshka daayacan Aanu daal usoo marin Kama helo daleedaa Daleedaaaaa x2 Sidey diintu nagu tiri Dayaxana ha gaadhee Dadkaa derejaduu helay Rabbi kaama daahine Dadaal gaari doontide X2 Naftu doqon sanaa Damac waalanaa Dabeylaha cirkey Hadba kugu dartaa Durdur kaa fogbey Dhar uxiro kuu tiraah Yeee x2 Dahab aanad lahayn Kuutiraa dal dalo Dahab aanad lahayn Kuu tiraaa daldalo X2 Haka dayrin weligaa Noloshaad laderistahay Ha udoodin abidkaa Tu kaloo kudayashaa X2 Taa waxaa daliil u ah Oo nooga digi kara Xadiith baa kusoo Dagay x2 Maruun laysma garab Dego dad ma wada Sinaan karo adduun Waa isdaba maal Isdaba maaaaaaaaal X2 Sidey Diintu nagu tiri Dayaxana ha dhaaftee Qayrkaa derejaduu helay Rabbi kaama daahine Dadaal gaari doontide X2
Queue is empty
-- / --