Walee midho ku yiil
maadh iyo tigaad
meel mayay heloon
soo maray hadeer

mid dhex joogtayoo
Midabkeey lahayd
indhuhu u muhdee

Waan maaganee
Ma waxaanaan hubin
Maashayee nasiib
Meel uu I geyn

Walee midabsaneey
Muxubadeey wadaa
Sida mowjadaha
Imaquurisee

mid dhex joogtayoo
Midabkeey lahayd
indhuhu u muhdeen

Waan maaganee
Ma waxaanaan hubin
Maashayee nasiib
Meel uu I geyn

Walee midho ku yiil
maadh iyo tigaad
meel mayay heloon
soo maray hadeer

mid dhex joogtayoo
Midabkeey lahayd
indhuhu u muhdee

Waan maaganee
Ma waxaanaan hubin
Maashayee nasiib
Meel uu I geyn

Exit mobile version