ra'yigii ka so fulay
kalkod raali noqoteno
cidras ka ber fulin
wale yaab na weyan

raadkii rumesytaye
intuu nabaraystay
guurku yuu raga noqon
rabi lagama waaye
arooskinu raaxiyo
wa reys iyo barwaaqe
labada isku raajiyay
isku raystay aadmige
dhaxan uga awgacay

raadkii rumesytaye
intuu nabaraystay
guurku yuu raga noqon
rabi lagama waaye
arooskinu raaxiyo
wa reys iyo barwaaqe

Exit mobile version