VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kumee kuma arkee - Lyrics

kume kuma arke ku waayashe kume nafta kuu bugtaa kalmaasiyo dhakhtar kuma bogsane kume kuma arke ku waayashe kume kudbad iyo jacaylkyo kaarku ha ku daaye kaalayo kalgacaylka ana waa ikan kume kuma arke ku waayashe kume kaalayo kalgacaylka ana waykan kan u yeedhaye kaalaye i laha ka joog adiga maahe kume kuma arke ku waayashe kume caashaqan ku helay aniguba kun iyo ku kaa darniye kume kume kuma arke ku waayashe kume kalgacaylka ku hayaa kululeyay naftee kashka iyo laabta kuu yeedhanaye kaalay aniga waykane kume kuma arke ku waayashe kume
Queue is empty
-- / --