VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dalkii baan ku laabaneenaa - Lyrics

helele hele haleelahaye hiiladu hadalkeena weeyaane helele hele haleelahaye hiladu hidanheena weeyane daryeel iyo dawlad baa dhalatoo dalkii baan ku laabanaynaa danaystiyo daalin duurka galyo dalkiiban ku laabanaynaaye dulimigii dadka dilay waa la didshoo dalkii ban ku laabanaynaaye daryankii colaada waan daminoo dalkiibaan ku laabanaynaaye dagaalki iyo diiftii waan ka baxnoo dalkii baan ku laabnaaynaaeye halyaya daacadaa dalkii ka talshoo dalkii baan ku laabnaaynaaye dastuur iyo daacad baa dhalato dalkii baan ku laabanaynaaye dareen nabadaan dareemaay xalo dalkii baan ku laabanaynaaye degmooy xamar daaraba ka dhismoo dalkiibaan ku laabanaynaaye kurbaa na diloo waan daalanahoo dalkiibaan ku laabnaaynaaye
Queue is empty
-- / --