VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Amintaa qaaci - Lyrics

Aamintaaye aamin Taaye naftu orodbay Kugu aamintaa x2 Anigiyo dugaagaa Abtirsiinyo noqon- Ayoo idil habar dug- Aag baa ii wada ad- Eegoo intay i ag Yimaadaan naxariis Ilmeeyee x2 Aamintaaye aamin Taaye naftu orodbay Kugu aamintaa x2 Sool ooman aay tiq- Aan nafta kula asqoo- Boo u itaal dareeyoo Socod igu adkaayee Waxaan eersanaayaa Waa adimadaydee X2 Aamintaaye aamin Taaye naftu orodbay Kugu aamintaa x2 Ahaan mayso dinidani Sida aad umoodoo Ana urugo iyo ciil ku Idlaysan maayee Waxa iman ayaantii Alle aan ka sugayee Alle aan ka sugayee X2 Aamintaaye aamin Taaye naftu orodbay Kugu aamintaa x2
Queue is empty
-- / --