VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Anaa Jamashadaa qaba - Lyrics

inan yahow jaceel runi aduunyada haduu jiro uu dhex jooga laba ruux usiday wadaagaan x2 ama uu mud jiitoo la jiciirto kaligii x2 anaa hey hey ahaha eeheehaa x2 anaa jamashadaa qaba ehe sow jalecada jeedaalinta indhaha kama garatid goornaba x2 haduu geelu jeel qaba joogo hirar barwaaqa ah ood uqaado jaawada jiib carowdka heesaha x2 waaka sooba jiidhee soo jabiya ooddee x2 anaa hey hey ahaha eeheehaa x2 anaa jamashadaa qaba ee sow jidhiidhico waax yaha jidhkoo idil ima gaarin jeer hore x2 inan yahow jir wacashada jah wareerka caashaqa jidiinkay harraadiyo wixii aan jab soo maray x2 adigaa hadh joogee jidh kan milicda laasimay x2 anaa hey hey ahaha eeheehaa x2 anaa jamashadaa qaba ehe sow jalecada jeedaalinta indhaha kama garatid goornaba x2 marka hore jaceel kaba nimaan maanka kala jirin kolkay jooji leyihiin januu dumar ku sheega x2 kolka uu lajeer tee la jiciirta reebee x2 anaa hey hey ahaha eeheehaa x2 anaa jamashadaa qaba ee sow jidhiidhico waax yaha jidhkoo idil ima gaarin jeer hore x2
Queue is empty
-- / --