VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bal goray - Lyrics

Baal gorey haldhaa iyo Biyo dahab lamoodyey X2 Buuraha dhex deeniyo Bada yaa intuu dhuro Barri laga gud baa iyo Bar cidla ah inooga Dhiga x2 Baqool aan ku beeg Sado baladkaygii hoyiyo Barta ay ku noshahay Baxsanaa alahayoow Nin ku waa bariistaa X2 Baadi doonka awgaa Bohol yowga cashaqa X2 Anigoon bukaan qabin Boqol jeer habeenkii Inta aan baraarugay Sow bidixda daymada X2 Eegmada kuman badin Beladkaygii hooyiyo Barta ay ku noshahay Baxsanaa alahayoow Nin ku waabariistaaa X2
Queue is empty
-- / --