VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caashaqa isoo riday - Lyrics

Qof jacaylku rayigalayoo Ruug iyo ka xidhan low- Goo reen taaha baanee X2 Sida ramadka reebaan Ku raad raadinayee X2 Caashaqan isoo riday Aanka reesta howshee Kaalay raaskii ii raaac X2 Naf riyoota awgaayoo Ribatada kalgacalkiyo Rarku layladaanee x2 Sida raxan gadoodaan Hibashada rog rogayaa X2 Caashaqan isoo riday Aanka reesta howshee Kaalay raaskii ii raaac X2 Qof jacaylku rayigalayoo Ruug iyo ka xidhan low- Goo reen taaha baanee X2 Sida ramadka reebaan Ku raad raadinayee X2 Caashaqan isoo riday Aanka reesta howshee Kaalay raaskii ii raaac X2
Queue is empty
-- / --