VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dadow - Lyrics

Aan damaq jacayl dad Is raba warkood kaa Daadajee x2 Waxay ugu darnayd Markii aan dul imid Taan dunida rabay X2 Iyadoo doog dhex Jiiftoo daawanaysa Ubaxoo x2 Show raaxa damac Dayoo durba garayskii Furatayoo sii daysay Timihii x2 Aan is idhi maday Saa mise waad dug- Siisaa dibnaha ma Isa saartaan yaa Dookh uheli jirayeey Dadow maxad kafali Layd x2 Aan dad iyo maal dee- Qaha ilaah kaa daad- Ajee x2 Marna waxaan iday- Nay dumar iyo dhib- Tood oo ila durkee X2 Wuxuu sida daruraha Sagal waa’u daalacay X2 Waa mid muuqa dahab Loo hadaan anigu dayn Laa daahaa igu dirqin- Ayee x2 Aan is idhi madaysaa Mise waad dugsiisaa Dibnaha ma isa saar Taan yaa dookhu heli Jirayey dadow maxad Ka falilayd x2
Queue is empty
-- / --