VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhankee kaa mara - Lyrics

Waan ku dheeh- Dayoo aan kula Dhacoo dhuuxad Gashee x2 Sida dhabiga iyo Dhir hareeriyaan Kuu dhuganayaa X2 Habeen iyo dharaar Halkii la idhuftaaan Dhool dhooliyaaa X2 Igu soo dhawoow Iidhiib gacmahaa Dhigaa baan ahoo Kuu dhimanayee X2 Waad idhaaftayoo Maalintii dhawayd Kuuma dhimin wax Bee x2 Waad dhaaadan Tahee adoon dhaa- Wac qabin x2 Haday kaadhab Tahay kolkii lagu Dhuftiyo iidhamee Warkoo x2 Kaama dheeriyoo Waan kugudhawee Dhankeen kaamaraa Miyaan kugu dhagaa X2 Waad igu dhantoo Igu dheraran tahoo Idhalaalisee x2 Igu dheer tahood Dhabarkiyo lafaha Bohol iga dhigtee X2 Dhankaad eegta iyo Dhinacii kastaba Waa jacayl dhabee X2 Igu soo dhawoow Iidhiib gacmahaa Dhigaa baan ahoo Kuu dhimanayee X2 Waad is dherartayo Hadal dhaabadaad Dhakhso ii tidhee X2 Maad dhuumanine Wuukaa dhanyee Idhagayso oo x2 Anoon dhaga adkaan Dhaqankiyo hidaha Aan kula dhisee x2 Kaama dheeriyoo Waan kugudhawee Dhankeen kaamaraa Miyaan kugu dhagaa X2 Waala idhuftoo dh- Eelalow sanoon Kugu dhololayaa X2 Dhibtii caashaqaa Dhafoorada hilbihii Ka dhamaysayoo X2 Dad koo dhaxan Qaboo dhedo qoy- Say baan kuu dhidi Dayaa x2 Igu soo dhawoow Iidhiib gacmahaa Dhigaa baan ahoo Kuu dhimanayee X2 Waad idhaaf san Tahoo dhan kalaad Malaha dhaanka u Rartee x2 Dhuyiciyo galool Iyo sida dharkayn Uma dhoohaniyee X2 Yay dheeliyine dhin- Acaaga qabo maal Mana idhowr x2 Kaama dheeriyoo Waan kugudhawee Dhankeen kaamaraa Miyaan kugu dhagaa X2
Queue is empty
-- / --