Ifka inan rag unbaa
Dhibta loo abuuree
Udubada wax yeeladu
Waa eheladiisee x2

Iintii uuyeeshana waa
Waa aduunya liidee
Sidaan ahay ninkii ogi
Meel istaagi maayee
X2

Malaa amar ilaahay
Nina oolin maayee
Uunku ha isku eegaan
Indho loosameeyee
X2

Uur wuxu jeclaystaa
Afka lagaga heesaa
Ibtiladu waxay tahay
Hadii lagu ogaadee
X2

Aadan iyo xaawaba
Waa loo ogaayee
Ugub maahee waa
Xaal abid soo taxn-
Aayee x2

Ana taan asteystaa
Dumar iga noqotayoo
Dumar iga noqotayoo
Howl u anba qaadee
X2

Exit mobile version