VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z


Gaabiyee nafsigu Lyrics

Gabal dhacay gabal
Koo dhacaa waagu
Soo guduutaa x2

Gurma go'an abaar
Saday galab wuu
Magoolaa gari alay
Taqaanaa x2

Guule waa ogsoon
Yee hee hee heee
Nabsi baa ku gacan
Qaban x2

Ka guyaal ka guyaal
Baa inta aan gucliyo
Orod nafta ga'ma ud-
Iidoon garanaayay
Samahee x2

Maan gaysanine eedee
Gaabiya nabsigu mee
Mee mee goor muu
Imanayaa x2

Ma gam' oo ma gam'
Oo dar taabaan sida
Galowga fooryaa x2

Gibilka iyo caashaqa
Waa gogol dhigiisee
Eedaa qofkii galay
X2

Guule waa ogsoon
Yee hee hee heee
Nabsi baa ku gacan
Qaban x2

God madow god
Madow biyaha kuu
Galaa layaab lehee
X2

Falarina gil gilashada
Kaagama go'aysee
Waynu kala go'doon-
Ee x2

Gaabiya nabsigu mee
Mee mee goor muu
Imanayaa x2

Guule waa ogsoon
Yee hee hee heee
Nabsi baa ku gacan
Qaban x2

Gaabiya nabsigu mee
Mee mee goor muu
Imanayaa x2


Lyrics by: abdirisak99
loading..
-- / --