VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gaasira - Lyrics

Haduu sahan go'doomoo geedo doonayaan. Gaajiyo haraad haday markay gabax noqdaan. Aar meel uu sii galay haday gowracaan. Garta kii wax garad ah loo geysan jiree. Gaaasiraay inaga yay nakala gurayaa. Gudidii is diidee gashii kala dhex yaaloo oo geeri iyo dhiig garta inay dagaalaan. ee geedi kala rara uurku maarku kala galo Garta ina sanweyna loo geysan jiree. Gaasiraay inaga Inaga yay nakala guraayo Haduu gu'gu da'oo guunyadu dhashoo iyo galab caraw geedi loo lalabay. geel jire haraadani hadaa geesha uu gubo Garta kii wax garada loo geysan jiree. Gaasiraay inaga inaga yay nakala guraayo Haduu guluf dhaqaaqo maal gabgabeyaan. Oo niman gabraartiyo reer guri ka hoos kaco. oolabada geesood ku gobeey ahaatee. Garta ina sanweyna loo geysan jiree. Gaasiraay inaga inaga yay nakala guraaya.
Queue is empty
-- / --