VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hogtay-qaaci low - Lyrics

Imisaan ku hor joogoo Wanaag kaa hilinaayoo Iska daa hadal toosane Warba kaa heli waayoo Wejiga aad iga hiiftay Adduun waa hadh wareega Waa habeen iyo maalin isku Soo hirdamaaya waa habow Iyo toos is hareera socdee Waayihii kol i heeray haduu Heeryo kusaaray inaan ku hab- Jileecaa waa midaan lahelay- Nine hiyigaaga kasaar Hogob caleenliyo adoo hadh Jiifee dhaxan haraad halaase Joogee Habeenka maalin socodka Hiifoo hirig cadaadeed hug- Ayga reebtee Nafsiga hiishaan heedhe Kula haleeloo hoogtooy Wanaagani waa kaad Haleyseen kula hor jogee Mar baad hilaaciyo hogol Ahaydoo mar baad hiray- Soon Ku hiigsanaayee Sowkii hacowgiyo ahaa Habenka halyayga manta Lagu halmaamay Nafsiga hiishaan heedheh Kula haleeloon hoogtooy Wanaagani waa kaad haley Seen kula hor joogee Marbaad hubka is wada Hareer ordaysoon anna Hangool iyo gudimo hee- Stee Adoo hitiitiqay hadaad I hoos timid oon geedna Haysan waa hiil Ilaahay Nafsiga hiishaan hooy Kula haleeloon hoog Tooy wanaagani waakad Haleyseen kula hor jogee Ha moodin adiguun inaan Ku hiifee haween dhamaan Baan ka hawl yaraystee Hiil iyo hooba mid kuu han Weynoo ku hanta mawle ha Kuu hibeeyee Ilaah hortaadiyo heedhe Hareera haagaba halkaad Marayso hakuu hagaajee Nabad kusii hoyo
Queue is empty
-- / --