Waa la i jirabayoo
kii aan jeclaa baa
lana kala jacuuroo
dadka lama qayanee.

waa la i jirabayoo
kii aan jeclaa baa
lana kala jacuuroo
dadka lama qayanee.

Uma jeesanoo
ma jeedaaliyee
ha jabine adoo
xagee buu jirea
mee jaalahay

Inan yahay jaceylkani
Kaliga ma joogee
isbadlaa kala jire
jaarkaa la yaabee

Hadii uu ku jirro
calaf jeer ay ahataba
la jalbeebadee
meel dheer ema jiro
jaalaha walaal.

jirkii i dhalay
Jilbaha iga xire
jaraan jarada
aqalkiyo iridiba
ma garee.

iiga soo jawaab
kii aan jeclaa
ha jabine adoo
xagee buu jiraa
mee jaalahay.

Labaday isku jeel’ee
galkacyku isku jiide
Buuraha isku jiree
oodana jibaaxee

Labaday isku jeel’ee
galkacyku isku jiide
Buuraha isku jiree
oodana jibaaxee

qalbiga yuu dhaqso
kuula joog la jaal beelayo
e meel dheer ma jiro
jaalaha walaal

Exit mobile version