VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacayl - Lyrics

Waa la i jirabayoo kii Aan jeclaa baa lana Kala jacuuroo dadka Lama qayaanee x2 Uma jeedsanoo ma Jeedaaliyee hajabine Aboowe xagee buu Jiraa mee jaalahay X2 Inan yahay jaceyl Kani kaligaa ma Joogee isba jaalaa Lajiifee jaarkaa lay- Aabee x2 Hadii uu ku jiroo Calaf jeeray ahaat Aba lajal beeban Doontee meel dh- Eer ma jiro jaalaha Walaal x2 Jiidhkii i dhalaybaa Jilbahay iga xirayoo Jaran jarada aqalkiyo Iridiba ma gaaree X2 Uma jeed sanoo Iiga keen jawaab kii Aan jeclaa hajabine Aboowe xagee buu Jiraa mee jaalahay X2 Labaday isku jeel’ee Kalgacaylku isku jiitaa Buuraha isku jiiroo Oodana jibaaxee X2 qalbiga yuu dhaqsuu Kuula joog lajal beeb- An doontee meel Dheer ma jiro jaalaha Walaal x2
Queue is empty
-- / --