VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ma ogtahay - Lyrics

Ma ogtahay daradeed Riyo in aan ku daalo. Aan badwayn dabashoo Ka daadagay daruuraha. Hadaan doog jaceyliyo Galkacay ku daarine Inaan dunida joogaa daymada jaleecada Sida geed dar laho culay Soo kuma danuunicin Ma ogtahay danteydiyo wuxuu caashaq ii diray inay tahay da'deyba inaan amarka door biday. Aan day dayaayaan u dib jiray habeenadan. Ma ogtahay dabiib iyo dawadayda in ay tahay Oo aan daynin oo laygu daw galay, Hadaan dood jaceyliy Galgacayl ku daarine Miyaan dunida joogaa.
Queue is empty
-- / --