VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maanka - Lyrics

Sida mayay aroor Yaad miiraale soo Kacay meel mahiig- Aan jilbaha dhigay X2 Dhirtu'ay magoshoo Manka iyo caleentii Isku maydhax sooh- Meen x2 Dhulka midhood ka Soobaxay muran uu Dhexyaaloo anaa kaa Macaaniyo x2 Waxan ahay masciid- Eed hadal la isku mari Karin maanshee bar- Waaqa ah x2 Muuqooda inan yahay Mar mar baan ku moo- Daa ama kugu mataa- Laa x2 Runta lagama maar Mee maalin taan ku Halacsaday meel dh- Iman la' inad tahay Mad madow igama Galin x2 Dayaxoo maquuriyo Fadna galin daruuruhu Maal mahaa shan iyo Toban x2 Mudadii ku buuxsaday Cad ceeduna mudh Sootidhi madax yada Falaadhaha x2 Ku mariintay nuurkii Midabaysay inanyahay Aanse milicna wali Noqon x2 Isha muuq sigeediyo Mililaca jaleecada Anoo meel kadawaday X2 Muuqooda inan yahay Mar mar baan ku moo- Daa ama kugu mataa- Laa x2 Runta lagama maar Mee maalin taan ku Halacsaday meel iim- Aan leh inad tahay Mad madow igama Galin x2
Queue is empty
-- / --