Nabadeey waxaa
Qaba ninka adiga
Oonool nimco kula
Cawaysee x2

Necbiyey abaareey
Doogii nugaaliyo
Naqa jeceliyayeey
Narurooy hadhka
Aan ku nastee x2

Yaa yaa yaa nuural
Cayn yaa nuural cayn
Siduu nabarku igu
Yahay x2

Nabsiyoow waxaa
Jira niyadii buseesh-
Iyo nacab baraatim-
Aaye

Anba nudub daw-
Eeyee nudiga iyo
Jiidhkiyo nabdigaa
Magoynine wadaa
Nuugta jacayl noq-
Onee x2

Yaa yaa yaa nuural
Cayn yaa nuural cayn
Siduu nabarku igu
Yahay x2

Exit mobile version