VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qof jacay - Lyrics

Qof jacaylku rayigalayoo Ruug iyo ka xidhan low- Goo reen taaha baanee X2 Sida ramadka reebaan Ku raad raadinayee X2 Caashaqan isoo riday Aanka reesta howshee Kaalay reeskii ii raaac X2 Anba waygu raran Yohoo runtii intuu Rubada berkiyo wad- Naha raka iga samay- Stuu x2 Hadba ruuxuu doonuu Raali gali ileeyee x2 Caashaqaan isooriday Aanka reesta howshee Sowma raaco kaan Rabay x2 Naf riyoota awgaayoo Ribatada kalgacalkiyo Rarka laylidaan ee x2 Sida raxan gadoodaan Hibashada rog rogayaa X2 Caashaqan isoo riday Aanka reesta howshee Kaalay reeskii ii raaac X2 Waa raran kalgacal Kiyo ridada anaa roob Inaayee runtii raad Qabadka qamuunyada X2 Rasmigaan jaleecada Ilmo ragac kasiiyaa X2 Caashaqaan isooriday Aanka reesta howshee Sowma raaco kaan Rabay x2
Queue is empty
-- / --