VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Runta - Lyrics

Runtu beenta waa U cadoweey xaqii Baadil laga raacyeey X2 Baladana dad baa Dhigayoo raganimo Lagaa badiyeey X2 Warkaan soobayaan Sheen boosto kuugu Soo ridayeey misna Baal martoo ogiyey X2 Baa bi'isay qoyskii- Yeey baradana nab- Saa yaaloo barito Waad ka sheekayne X2 Bohol xaasid kuu Qodayeey buke bay Lahdaa jeceleey X2 Buun buunintiisii Iyo baroor diiqda Maad garaneey X2 Warkaan soobayaan Sheen boosto kuugu Soo ridayeey misna Baal martoo ogiyey X2 Baa bi'isay qoyskii- Yeey baradana nab- Saa yaaloo barito Waad ka sheekayne X2
Queue is empty
-- / --