Runtu beenta waa
U cadoweey xaqii
Baadil laga raacyeey
X2

Baladana dad baa
Dhigayoo raganimo
Lagaa badiyeey
X2

Warkaan soobayaan
Sheen boosto kuugu
Soo ridayeey misna
Baal martoo ogiyey
X2

Baa bi'isay qoyskii-
Yeey baradana nab-
Saa yaaloo barito
Waad ka sheekayne
X2

Bohol xaasid kuu
Qodayeey buke bay
Lahdaa jeceleey
X2

Buun buunintiisii
Iyo baroor diiqda
Maad garaneey
X2

Warkaan soobayaan
Sheen boosto kuugu
Soo ridayeey misna
Baal martoo ogiyey
X2

Baa bi'isay qoyskii-
Yeey baradana nab-
Saa yaaloo barito
Waad ka sheekayne
X2

Exit mobile version