VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sharaf - Lyrics

Inan yahay masheegaa Arin igu shidnaa Iyoo Sheeko aan qarsanayoo Kaa shishaynin adigaba X2 Mise waan shakaalaa Intaan laygu soo shirin Shibaan kaa idhaahdaa X2 Shaxi nin iyo reerkeed Shini waliba malabked Haku shidato shiriqee X2 Adigoon shidaba galin Haday kuu shiraban Tahay waxba ha ushin Tirinine shaadhka iyo Kabaha ka saaroo X2 Aan kala shiraynee Ha shayminee ujeed- Ada warka shaaca ka Cadee x2 Shayga iga qarsoonaa Inaad caawa sheegtaa Sharaf baabay ii tahee X2 Inan yahay masheegaa Talo shuuris keedii aan Lashaan binaayoo kuu Shirbeesnaa maankaba X2 Mise waan shiraaqdaa Maradpon shulaha dhi- Gay sheedaan ka laab Taa x2 Shaxi nin iyo reerkii shini Waliba malabked haku Shidato shiriqee x2 Shabaab maanka qaar Keed waalala shirkoo Baa sheel sheeeli ila Noqoy shulul baahin Taaduye x2 Sharan shaarku waaa Maxay indhahaa shiiq- Inaayee shanbaa reer Ka udiyaar x2 Shayga iga qarsoonaa Inaad caawa sheegtaa Sharaf baabay ii tahee X2
Queue is empty
-- / --