VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Sharaf mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Ahmed Mooge
Sharaf

Inan yahay masheegaa
Arin igu shidnaa Iyoo
Sheeko aan qarsanayoo
Kaa shishaynin adigaba
X2

Mise waan shakaalaa
Intaan laygu soo shirin
Shibaan kaa idhaahdaa
X2

Shaxi nin iyo reerkeed
Shini waliba malabked
Haku shidato shiriqee
X2

Adigoon shidaba galin
Haday kuu shiraban
Tahay waxba ha ushin
Tirinine shaadhka iyo
Kabaha ka saaroo
X2

Aan kala shiraynee
Ha shayminee ujeed-
Ada warka shaaca ka
Cadee x2

Shayga iga qarsoonaa
Inaad caawa sheegtaa
Sharaf baabay ii tahee
X2

Inan yahay masheegaa
Talo shuuris keedii aan
Lashaan binaayoo kuu
Shirbeesnaa maankaba
X2

Mise waan shiraaqdaa
Maradpon shulaha dhi-
Gay sheedaan ka laab
Taa x2

Shaxi nin iyo reerkii shini
Waliba malabked haku
Shidato shiriqee x2

Shabaab maanka qaar
Keed waalala shirkoo
Baa sheel sheeeli ila
Noqoy shulul baahin
Taaduye x2

Sharan shaarku waaa
Maxay indhahaa shiiq-
Inaayee shanbaa reer
Ka udiyaar x2

Shayga iga qarsoonaa
Inaad caawa sheegtaa
Sharaf baabay ii tahee
X2

codkii Ahmed Mooge