VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Talo - Lyrics

Tacab kaaga tamar Taadu way ku tilmaa Mayaanoo way ku Toosiyaane x2 Waxad taransataa Tiro kuu galoo ileen Lagu tanaadaa qaad Nee talaabada x2 Toocadaa tilmaamliyo Tusan iyo barwaaqiyo Tahan baynu gaariye Miyaad talo ka wayn Tahay x2 Wado toosan iyo jidkii Toobiyee towlahaa La raacaa tubta laga Arooree x2 Sahan kuna tigaad Uu ku talagalin daran Uma tiraaboo tisna Uma yagleelee x2 Toocadaa tilmaamliyo Tusan iyo barwaaqiyo Tahan baynu gaariye Miyaad talo ka wayn Tahay x2 Kol buu kugu tarmaa Kugu tooman yahay Caashaqu tabtaydee Tows kugu abuuraa X2 Lama tiigsan karoo Toogadaa maruun Baa sootaabi waydaa X2 Toocadaa tilmaamliyo Tusan iyo barwaaqiyo Tahan baynu gaariye Miyaad talo ka wayn Tahay x2
Queue is empty
-- / --