Tacab kaaga iyo tamar
Taadu way ku tilmaa
Mayaanoo way ku
Toosiyaane x2

Waxad taransataa
Tiro kuu galoo ileen
Lagu tanaadaa qaad
Nee talaabada x2

Toocadaa tilmaamliyo
Tusan iyo barwaaqiyo
Tahan baynu gaariye
Miyaad talo ka wayn
Tahay x2

Wado toosan iyo jidkii
Toobiyee towlahaa
La raacaa tubta laga
Arooree x2

Sahan kuna tigaad
Uu ku talagalin daran
Uma tiraaboo tisna
Uma yagleelee x2

Toocadaa tilmaamliyo
Tusan iyo barwaaqiyo
Tahan baynu gaariye
Miyaad talo ka wayn
Tahay x2

Kol buu kugu tarmaa
Kugu tooman yahay
Caashaqu tabtaydee
Tows kugu abuuraa
X2

Lama tiigsan karoo
Toogadaa maruun
Baa sootaabi waydaa
X2

Toocadaa tilmaamliyo
Tusan iyo barwaaqiyo
Tahan baynu gaariye
Miyaad talo ka wayn
Tahay x2

Exit mobile version