VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Tariikha - Lyrics

Tiiraanyo cudur iyo Nimay Towsi haysaa Ileen taah madaayee X2 Waxan tabanayaa Baan wali tiig sadaa- Yoo soo taabi waayee X2 Itaageer allahayoow Arin taydan kala taal Adaa toosin karayee X2 Turuqiyo Lixaad iyo Tamaray iyo xoogaa Jacayl iga tan roon Baa X2 Igu tiirshay geedoo Xarig igu tig tigayoo Waa anigan tasoobee X2 Itaageer allahayoow Arin taydan kala taal Adaa toosin karayee X2 Tabaallada adduunkee Ninkastaba utaalaa Anigay ituruqdoo X2 Tagoogaha i jabisoo Ka tallaabsan waayoo Waan tiicayaayee X2 Itaageer allahayoow Arin taydan kala taal Adaa toosin karayee X2 Taariikhda Dunidaa Ayadoo isdaba taal Nin-ba meel ku tuurte X2 Aniguna Tusmeestoo Qayrkee halkuu tagay Utabaa busheestee X2 Itaageer allahayoow Arin taydan kala taal Adaa toosin karayee X2
Queue is empty
-- / --