Heesta Tegaadii - Lyrics
Tooyashadaadii
Toban jirkaygii
Ku taabba qaadee
X2
Intaad tagaysaan
Ku tiigsanaayaan
Turunturootee x2
Rag baysku toog-
Tay tabtaad iyeeshee
Tiraan yadaadaan
Habeenkii toosaa
X2
Taliyo hadal tuhumo
Ciil baad igu talaash-
Oo x2
Markaan tigaadii
Tag islahaabaad
Adi iga tuurtee x2
Tiicay daraadaa
Talaabsan waayoo
Tiiraan yadaadaan
Habeenkii toosaaa
X2
Towstii jacaylkaad
Igu talaashoo lataag
Dareeyee x2
Gacan lataagoo
Taageere wayday
Tahar magoysee
X2
Waan taag dareeyoo
Itiirin waydee tiicay
Daraadaa talaabsan
Waayoo tiiraanyadaa
Daan habeenkii too-
Saa
Rag baysku toogtay
Tabtaad iyeeshee
Tiraanyadaadaan
Habeenkii toosaa
X2