VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waali waa caruuro - Lyrics

Midab aan cadaan Iyo cowlaan ahayn Oo daymada cajabi- Soo lagu caajisayn Iyo waxaad tahay Mas ciideed x2 Wali waa caruuroo Waa laan curdinahoo Waxa loo carbinayaa Sida faras colaad iyo Dakane u cartamayee X2 Cambaruudka naasaha Caaradaha madoow iyo Luquntaa cabaadhka Leh iyo cududaheediyo Kubab kaa isceliyee X2 Wali waa caruuroo Waa laan curdinahoo Waxa loo carbinayaa Sida faras colaad iyo Dakane u cartamayee X2 Suniyaha car ceeree Cidhifka islagaadhee Indha cowl lamoodoo Caashaqa abuuraa Igu beeray cudurkee X2 Wali waa caruuroo Waa laan curdinahoo Waxa loo carbinayaa Sida faras colaad iyo Dakane u cartamayee X2 Cir habeen da'aayiyo Doog iyo caleenba leh Ama rays cagaaroo Ciiradu kaduushiyo Cosobkay lamidab Tahee x2 Wali waa caruuroo Waa laan curdinahoo Waxa loo carbinayaa Sida faras colaad iyo Dakane u cartamayee X2
Queue is empty
-- / --