Waayaha aduunyada
Ku wax qaadan may-
Side x2

Ruux walal kumoodaa
Hadii uu ku weheshado
Ood wacad ka diidaa
X2

Waran kaad ku tuurtaa
Kugu weecan doonee
X2

Jacayl kuma warees-
Teen waygu waa bar-
Iistee x2

Halbowluhu ma wado
Dhiig wadnahana ma
Siiyee wadkaygii han-
Oqonine x2

Hadaad adigu wacan
Tahay anay wadhi
Iraacdee x2

Sidaan waalanahay
Baa laygu wiirsadaaye
X2

Wadar iila taliyaan wa-
Anadiisa diidoo adigaa
Iwiiqee x2

Wer wer laguma waaree
Naftaan kugu wareejee
X2

Gacmo wada jirkooday
Wax ku goyn karaanee
X2

Midna geed ma waab
Tee waxa kali ahaanee
Weedhaa ufiir soo x2

Arin aan wadaagnee
Waayahay aan kaa helo
X2

Exit mobile version