Amaraa ihaaystaa
Meel aado waayee
Inantii i aamintay
Waa iga uur gadoon
Tee X2

Axdigaan laheenee
Anaa oofin waayee
X2

Iimaan la'aan ehel
Waa ku ilowsihaayee
X2

Uurkeey arwaaxiis
Male waa agoomee
Amar eebe soo idmay
Maa aan ogan karayee
X2

Axdigaan laheenee
Anaa oofin waayee
X2

Iimaan la'aan ehel
Waa ku ilowsihaayee
X2

Allahii aduun kaan
Umaddaan abuuree
Asagaa ogee ana
Meel ku arwaaxi
Doonee X2

Axdigaan laheenee
Anaa oofin waayee
X2

Iimaan la'aan ehel
Waa ku ilowsihaayee
X2

Exit mobile version