Anigaa balamee
Barbaar iyo waa la helee
Aan baxnee qadarkii abuurnee
Beerihii aan falnee

Aa nin barno
Inaan beer falanoo
Aan ku baahi baxnee

Been ma leh
Aan falnee faaidiisa
Markaan qodanee

Barkiney la dhigtoo
La guurso la kuraarugiyee
Barqadii la kacoo
Gulaashkii la cunaa baranee

Aa nin barno
Inaan beer falanoo
Aan ku baahi baxnee

Been ma leh
Aan falnee faaidiisa
Markaan qodanee

Exit mobile version