Heesta hees 6 - Lyrics
muuqad ka taalo
iisheegi waayo
beriba ka qaadaye
bal ismaaca duunke
anba way hooya
kaaba ka raayi
idinka iiga eexda
labadaba idhaahda
ma sidii ayuuba
igu dhaca sdakaago
wuxu yahay ciyaalka
kiiban iska daayo
beriba ka qaado
ila tali waxgaradku
hareer gambiyaayo
umadaha midoobiyo
xeryaha suuriyiyo
xeebteda heegagi