Heesta Horay maan u ogaa hoogan manta i haysto - Lyrics
horay maan u ogaay hoogan maanta ihaastayee x2
meelaan huboo hagradaa layga soo habaarayee x2
hawo aduun anigaa ihalaysayee hurdo beelayay hergali waayayee x2
naftaa haboon hablo badan ka daayee hub sadee ee intaan hog kudhicine x2
holac naar anigaa har qabow umoodayey hubsan waayay haweenkaan hadalkooda run moodayey x2
hawo aduun anigaa ihalaysayee hurdo beelayay hergali waayayee x2
naftaa haboon hablo badan ka daayee hubsadee intaan hog kudhicine x2