VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Muqdisho mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Ahmed Naaji Sacad
Muqdisho

Muqdisho
Magaalo madaxdeena X²

Muqdisho
Magaalo madaxdeena X²

Sida miraha luul ka
Muqdisho
Mujadaha bad weynta
Muqdisho
Ka muuqataa dhaxdooda
Muqdisho….x²

Magacii dalkeena
Wanaagiyaay
Muqdisho
Mudnantii dadkeena
Hagaagi yay
Muqdisho…2X

Mumulkii danteena
Muqdisho
Ayuu ka muqdaa
Muqdisho…2X

Muqdisho
Magaalo madaxdeena
Muqdisho
Magaalo madaxdeena
Muqdisho
Magaalo madaxdeena
Muqdisho
Magaalo madaxdeena….1X

(((BOGGA LABAAD)))

Magaceena dheere yaa
Mudnantaa sharafteena
Mujiyaay….2X

Muruqeeni iyo xoogeni iyo
Maskax deena isku geeyaay…2X

Magaladeena qurxiyaay
Qurxiyaay qurxiya
Sidii murayad oo kale
Nadiifiyaay nadiifiya…2X

Sida milicda oo kale
Muqdisho
Manta aduunka ugu muqataa
Muqdisho…2X

Muqdisho
Magaalo madaxdeena X²

Muqdisho
Magaalo madaxdeena.. X²

Mahadaa
Dad weynaha leh
Midnima deena
Xoogsata daa leh…..1X

Muqdisho
Magaalo madaxdeena X²

Muqdisho
Magaalo madaxdeena X²

Lyric by Dayran omar

codkii Ahmed Naaji Sacad