VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Waqti Dhaaxaa mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Ahmed Naaji Sacad
Waqti Dhaaxaa

Waqti dhaaxaa waqti dhaaxaan ku weydihaaye
Wanaag badney wehel ii ahaawe wehel ii ahaawee

Warsan iyo wanaagleen ku wadaayee
wacadaan ku maraayee waxatarkaaga ahaanee
Waligayna is waayninee ,, waligayna is wayninaan rabaaye

Welwel iyo walbahaarka wax kuuma taree

Fadumo : ??

Ahmed naaji:
Waqti dhaaxaa waqti dhaaxaan ku weydihaaye
Wanaag badney wehel ii ahaawe wehel ii ahaawee

Faadumo: ??

Wacad ninkii maro maa ka wareegi karee

Ahmed naaji:
Waqti dhaaxaa waqti dhaaxaan ku weydihaaye
Wanaag badney wehel ii ahaawe wehel ii ahaawee

Fadumo ??

Ahmed naaji:

??
Waranaa iigu taaganee  
wax i celiyo maa iiwadidee
Wadnahayga adaa ku taalee
Waaxid Alllah ka tuugay inaan is weeyinee

Qoraalka : by Nasro
Fadlan qoraalka ma dhameestirna mana saxna
Hadii aad dhameestir inta ka harsan

codkii Ahmed Naaji Sacad, Fadumo Q Hilowle