VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Galbatay - Lyrics

Wabigii ganaaniyo Sida gacamadii eyl Niyadayda gooh iyo Guux ololba kama baxo x2 Gocoshada waxay Baday Wadnahayga Geesi oo Gacaloy hal bowlaha caashaqaa god wayn Ku lehee x2 Gaas baana ku cartama Iyo guuto xoog badan Waayuhuna gees buu Gacantayda dib uxidhay X2 Kuna gaadhi waayee Galbatayee nasiib kaa Ana samir gudoon saday X2 Harka labada galin iyo Gabal daye sidiisii niyadayda goor naba Geedi caashaq kama Baxo x2 Gubashada waxay baday Xididada guntoodiyo Gacaloy halbowlaha Caashaqaa god wayn Ku lehee x2 Guluf baana yuurura Iyo guuto xoog badan Waayuhuna gees buu gacantayda dib uxidhay X2 Kuna gaadhi waayee Galbatayee nasiib kaa Ana samir gudoon saday X2
Queue is empty
-- / --