VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z

Waxaan ahay nin caanoo Lyrics

waxaan ahay nin caanoo
cilmi iyo aqoonloo
cirkiyo dayaxa tagay
ilbaxnimada culusiyo
cidkastaba yaqaanoo
ciidaa kal shubaayee
aan cadceeda sariyo
cawlka ku geeyee
caawa ila garo
cashaqu haduu jiro
adaan calanka iikaa
dulsudhanyahee
aan wada ciyaarnee
hadal ha igusoo celin

waxaan ahay nin cawsiyo
ka caweeyey yuruboo
cusbo malab ka dhigayee
anoo kaa calool gu in
caynkiina kuu jecel
indhaha ha iicadayne
aan cadceeda samidiyo
caada ku geeyee
caawa ila garo
aan wada ciyaarnee
hadal ha igusoo celin
waxaan ahay nin caanoo
cilmi iyo aqoonloo
cirkiyo samada tagay

Song name
-- / --