VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bushimaha - Lyrics

in kastuu dhibkiisuba u badnayd dhankaygoo caashaqii i dhaawacay adna waa dhadhamisoo dharaaraha ma moodine muda badan is dhowrnayee ma isku soo dhawaana muda badan is dhowrnayee ma isku soo dhaqaaqna bishimaha dibnaha xubnaha dibnaha dhakab ma isku siina dhaaxani ha ina daysee inkastoo aan dhuuniga dhandhanaansi moode an u dhaafay owgaa ana dhawristaydu dhulka kula wareega haa haa wareega muda badan is dhowrnayee ma isku soo dhawaana muda badan is dhowrnayee ma isku soo dhaqaaqna bishimaha dibnaha xubnaha dibnaha dhakab ma isku siina dhaaxani ha ina daysee
Queue is empty
-- / --